Yoweri Museveni oo Eedeyn u jeediyay Facebook xili Uganda laga xiray baraha bulshada

Dowlada Uganda ayaa si KMG ah u xirtay baraha bulshada sida Facebook ,Twitter iyo baraha kale ee bulshada kuwada xiriirto, xili la filayo in maalinta beri dalkaasi ka bilaabato   doorashada Madaxweynaha . Madaxweyne Yoweri Museveni ayaa ku eedeeyay shirkada Facebook in ay tahay shirkad aan dhax dhaxaad aheyn oo dhinac u xaglineysa, waxa uuna shirkadaasi … Continue reading Yoweri Museveni oo Eedeyn u jeediyay Facebook xili Uganda laga xiray baraha bulshada